Xoolaha iyo Xayawaanka

1234567891011121314151617181920212223
Across
  1. 2. ilmaha dameerta
  2. 5. ilmaha geela
  3. 9. libaaxa lab
  4. 12. xawayaanka ukunta ina siiya
  5. 13. ido iyo riyo
  6. 15. xawayaanka ugu khaayinsan
  7. 17. ilmaha faraska
  8. 18. xawayaanka doorka ku jira
  9. 20. libaax dhedig
  10. 22. maroodiga lab
  11. 23. ilmaha adhiga
Down
  1. 1. geela lab
  2. 3. xawayaanka dabto
  3. 4. xawayaan gaadiid noqon kara
  4. 6. ilmaha riyaha
  5. 7. lo'da lab
  6. 8. ilmaha libaaxa
  7. 10. maroodiga dhedig
  8. 11. iska dhal dameer iyo faras
  9. 14. xawayaanka dadka ag jooga
  10. 16. labka riyaha
  11. 19. faraska dhedig
  12. 21. idaha dhedig